Abdirsaaq Macalin - Android Applications by Abdirsaaq Macalin
This app contains the audio lessons of the Ajruumi grammer book which is translated by Sheikh Sharif Cabdinur into Somali language.Kitaabka Ajruumiga waxaa ku jira casharada naxwaha waana kitaabka billowga barashada naxwaha afka carabiga, waxaa inoo...
Free AppAll Somali News at one plaaceSomali News is a Somali news appAll news in Somali language and EnglishAll Somali News app is your first stop in getting breaking newsThe news is organised in categories so you know which news to readNews from Hargeisa, Mogadi
Free AppKitaabka Cumdatul Axkaam waxaa sharxey Sheikh Sharif Cabdinuur Xafidahullaah, Ilaahay ajir iyo xasanaat ha ka siiyo.Kitaabka waxa uu ka koobanyahey casharo aad la socon karto adoo dhageesanayana kitaabkii oo akhris ahna aad ka heli karto isla app-kan.Waxa
Free AppKitaabka Naxwaha ee Ajruumiga waxaa inoo sharxaya Sheikh Cumar Faaruq, RaximahullaahWaxaad naga raadin kartaa erayadan Kitaabka Naxwaha, naxwe, sheikh cumar faaruuq, naxwaha oo Soomaali ah, duruus, kutub quraan, axaadiith cilmi qaamuus somali.
Free AppKitaabka BAYQUUNIYAH waxaa inoo sharxey Sheikh Mohamed Umal, translation in Somali. Ilaahay ajir iyo xasanaat ha ka siiyo, anagana ilaah hanagu anfaco.Waxaad naga raadin kartaa erayada bayquuniyah, duruus iyo hadith somali.
Free AppThis app contains the audio translation of the book of Laamiyatul Afcaal which teaches you Arabic Morphology(Sarf).Appkan waxaa ku jira duruusta kitaabka Sarfiga ah ee Laamiyatul Afcaal.Kitaabka waxaa inoo akhrinaya Sheikh Sharif Dhawiil, Ilaahey ha...
Free AppThe app contains the audio lessons of the book of Minjahul Usuul, translated by Sheikh Sharif Cabdinur.Appkan waxaa ku jira kitaabka Minhaajul Usuul, waxa uuna ka koobanyahey 25 cashar, waxaana inoo sharxaya Sheikh Sharif Cabdinur.Waxaad naga raadisaan...
Free AppThe app contains the audio elssons of Sheikh Sharif Cabdinur about the the Mulxatul icraab book, the grammer of Arabic language.Appkan waxaa weeyaan kitaabka Mulxatul icraab ee barashada naxwaha, waxaana inoo akhrinaya sheikh sharif cabdinuur.Before...
Free AppListen to the beautiful voice of Sheikh Dr Abdullah Matrood of the complete Holy Quran.Features available for this app:Surah in easy to read format and in ArabicOrganized in style that is simpleAll 114 Surah in an MP3 quality audi voiceShuffle between...
Free AppKitaabka Siirada ee Raxiiqul Makhtuum waxaa sharxaya sheekh Maxamed Cabdi Umal, Ilaahey ajar iyo xasanaat haka siiyo anagana Ilaah hanagu anfaco.Kitaabka waxa uu ka koobanyahey 120 cashar, applicationkana sidoo kale 120 cashar weeyaan.Waxaad naga raadin..
Free AppThis app contains the lessons of the book of Alfiyatu ibnu Malik of the learning of the Arabic grammar, and is translated by Sheikh Sharif Cabdinur.Appkan waxaa ku jira casharada kitaabka Alfiyatu ibnu Malik ee barashada Naxwaha iyo Sarfiga.Waxaad naga...
Free AppKitaabka Bulughul Maraam ee Xadiithka Nabiga waxaa sharraxey sheikh sharif Cabdinuur.Casharada Kitaabka Buluughul Maraam waxa ay ka koobanyihiin 60 cashar. Waxaad naga raadisaa erayadan sheikh sharif cabdinuur, umal somali sheikh maxamed cabdi umal kitaab
Free AppJubbaland Radio provides you with latest news from Jubbaland State and Somalia.The app contains news and entertainment. News from ama warrakii ugu dammeeyey: Kismayo, Mogadishu, Gedo, Hargeisa, Jigjiga, Garissa and Garowe
Free AppKitaabka Arbaciinka waxaa inoo akhrinaya sheekh Cumar Faaruuq, Ilaahey Janatul Fardwosa haka waraabiyo, anagana Ilaah hanagu anfaco.Somali app kan waxaa ku jira 40ka xadiithka ee Nabiga.Kitaabka waxa uu ku baxayaa Af Somali, kitaabkoo akhrisna isla applic
Free AppKitaabka NUKHBATU FIKIR waxaa inoo sharxey Sheikh Mohamed Umal, translation in Somali language. Ilaahay ajir iyo xasanaat haka siiyo anagana ilaah hanagu anfaco.Waxaad naga raadisaa erayadan duruus, hadiith iyo Somali.
Free AppThis app contains the audio translation of the book of Matni Ajruumi for the learning of the Arabic Grammar.The app contains the book as well for reference and reading.Kitaabkan Naxwaha ah waxaa inoo sharxaya Sheikh Shariif Dhawiil, ilaahey ha nagu anfaco
Free AppMogadishu Aden Adde International Airport provides flight information, flight schedule, weather, hotels, currency rates and many more.This is the first app of of its kind for Mogadishu Aden Adde International Airport.Waxaad naga raadin kartaa erayadan...
Free AppThis app contains the book of Musdalixul Hadith audio lessons by Sheikh Sharif Cabdinuur.Appkan waxaa ku jira casharadii kitaabka Musdalixul Xadiith ee barashada cilmiga iyo culuumta axaadiithta, waxaana inoo soo jeedinaya Sheikh Sharif Cabdinur.Waxaad...
Free AppLearn how to memorise the Quran, with full audio of 114 sections of the Quran, organised in Surah names and numbers for easy access.It is now easy to listen and learn the Quran, you have a chance to repeat after the reciter with a young reciter repeating.
Free AppKitaabka Riyaadu Saalixiin waxaa inoo sharxaya Sheekh Shariif Cabdinuur, Ilaahey ajir iyo xanasaat haka siiyo anagana Ilaah hanagu anfaco.Kitaabka cashara fara badan ayuu ka koobanyahey, kitaabko akhris ahna isla appka ayuu ku dhax jiraa.Waxaad naga...
Free App