Gabayada Sayidka

Gabayada Sayidka Free App

Rated 4.42/5 (411) —  Free Android application by Abdirizak Hasan Kabadhle

Advertisements

About Gabayada Sayidka

Barnaamijkan waxaa laguugu diyaariyay dhamaan gabayadii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan Ilaahay ha u naxariistee.

Barnaamijkan wuxuu xambaarsanyahay 120 gabay uu Sayidku mariyay iyo 16 gabay ay rag kale isaga u mariyeen.

Gabayadu waxay isugu xig-xigaan XARAF-RAACA gabayada, alif-beeto af-somali ahaana.

Barnaamij kan wuxuu ku shaqaynayaa dhamaan mobile-da ANDROID Operating System-ka ku shaqeeya .

How to Download / Install

Download and install Gabayada Sayidka version 1.2 on your Android device!
Downloaded 50,000+ times, content rating: Everyone
Android package: suhayb.gabayadiisayidmaxamedcabdullexasan, download Gabayada Sayidka.apk

All Application Badges

Free
downl.
Android
2.2+
For everyone
Android app

App History & Updates

More downloads  Gabayada Sayidka reached 50 000 - 100 000 downloads
Name changed  Name changed! Gabayadii Sayidka now is known as Gabayada Sayidka.
More downloads  Gabayada Sayidka reached 10 000 - 50 000 downloads

What are users saying about Gabayada Sayidka

L70%
by L####:

Runtii waan u tahniyadeynayaa dhammaan bahda ururinta iyo isku dubba ridka buuggan qiimaha badan Eebbe wayne kheyr ha idinku abaal mariyo waxaan ku darayaa meelaha qaar qoraalladu si khaldan ayeey u qoranyihiin waxaan codsanayaa in dib loo saxo meelaha yar_yare

C70%
by C####:

Saaxib gabayada halka qof aad soo qoraysan ka daaya oo ku soo dara... cali dhuux. Salaan carabay.. ismaacil mirre.. qamaan bulxan.. raage ugaas.. bidhiidh qamaan.. faarax caytame

C70%
by C####:

Aad ayuu u mahadsan yahay Abdirisaaq Xasan Cabdala (kabadhle) wad ku mahadsan tahay so ururinta Gabayadi sayid mohamed iyo app kan

R70%
by R####:

Aad iyo aad bad u mahadsantihin inta isku hawshay appkan run ahanti wa app wax tar leh waxyabo badan ban kafa'iday halka kasi wada

C70%
by C####:

Hiddo mahadsanidiin dhamaan inta kaqeyb khaadatey uruurinta jiritaankeena codadka ayaan idiinka sugaynaa insha allaah

M70%
by M####:

Shaqo adag ayaa qabatay. Fadlan qofka sameyay ila so xarir in aan samesto mid nuucan ah ayaan rabaa .

E70%
by E####:

Aaad iyo aad buu uficyhy tnks

C70%
by C####:

Waa app aad u wanaagsan waxaana kaheli kartaa taariikh somali

E70%
by E####:

allah haka abaal mariyo sayidka iyo

C70%
by C####:

Masha Allah my sir very importantly aad iyo aad ayaa u mahadsan thiin

C70%
by C####:

ما شاء الله انه مهيم للصومال

C70%
by C####:

Wasd ku mahadsantiin dadaalkaa

C70%
by C####:

We need last edition

M70%
by M####:

I liked it. I don't know if it is me only or there is spelling mistakes in some poems. Great work though keep it up.

J70%
by J####:

Ilahey ajar iyo xasanat haka siyo wixi ku fakarey in ay naso garsiyan App kan adka u qimaha leh

M70%
by M####:

Hiddo mahadsanidiin dhamaan inta kaqeyb khaadatey uruurinta jiritaankeena codadka ayaan idiinka sugaynaa insha allaah

S70%
by S####:

Masha allah

M70%
by M####:

Mansha Allah aadban ugu faraxsananlaha inan helilaha gabayadi sayidka iyago dhamaystiran keep Going it guys fadlan no so dhamaystira qaybahamaqan

M70%
by M####:

very nice poetry allaha ha unaxariisto sayidka ilaahay janadii firdowsa haka waraabiyo

J70%
by J####:

Xikmada inta soo aruurisay weey mahadsanyihiin.

Q70%
by Q####:

Mash alh sifacan ba sameseen dadaala ilaah Hani garabglo

W70%
by W####:

Cfc

M70%
by M####:

Please ku soo dara kuwii cali dhuux iyo ismaacil mire qamaan bulxan

S70%
by S####:

Waa barnaamij heersare ah

O70%
by O####:

Gabayada afkeena somaliga

B70%
by B####:

Mashlaah

M70%
by M####:

SHAQO WANAGGSAN

M70%
by M####:

Tariikh ururin

A70%
by A####:

Xamse

S70%
by S####:

gabayaagu Alla ha unaxariistee

Y70%
by Y####:

Gabayadaan saa id ayaan ugu helay

Y70%
by Y####:

Waxan ubahanahay abwaano somaliyed kuwoda kale

Y70%
by Y####:

Waa mid umadda soomaaliyeed oo dhan anfacaya, thanx.

Y70%
by Y####:

As Somalis, it is important to know our history and culture. Our Saydi was the best in poetry. This is a very good app. Jzkl

P70%
by P####:

Really it made easy for us to study Somali poetry which we lucked

Z70%
by Z####:

Wow keep it up just can't stop reading

W70%
by W####:

It's an outstanding if not an excellent!! May allah reward you.

Y70%
by Y####:

Waa lafdhabarta somalida ha laga faa ideeyso

T70%
by T####:

Shaqo wanaagsan ayaad qabateen alla ha idinka abaal maryo

F70%
by F####:

Sayidku awowgey garaad Cali ayuu dilay. Still somali hero


Share The Word!


Rating Distribution

RATING
4.45
411 users

5

4

3

2

1