Quraan (Quran in Somali)

Quraan (Quran in Somali) Free App

Rated 4.54/5 (279) —  Free Android application by Quran books

About Quraan (Quran in Somali)

Quraan (Quran in Somali)

Quraan Quraanka Kariimka (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga. Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed. Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.[5]
Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki[5] (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada 114 ee Al-Naas (macnaheedu yahay dadka) oo ka kooban 6 aayadood.
Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisaabta, iyo dhamaan macluumaadka nooleha. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.
Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada. Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

Micnaha & Sharaxaada Quraanka
Qoraalka Quraanka kariimka ah qarnigii 11aad waqooyiga Afrika.
Ereyga qur'aan waxaa kitaabka Quraan laga dhex helaa 70 jeer, kuwaasi oo qaarkood yihiin ficil (verb) iyo magac (noun) ah qaraʼa (ﻗﺮﺃ) oo macnaheedu tahay "akhriyey" ama "la akhriyey".
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed, isla markaana wuxuu kala saaraa runta iyo beenta; mugdiga iyo iftiinka; janoda iyo cadaabta; ifka iyo aakhiroda.
Kitaabka Quraanka kariimka ah ee Ilaahay (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) waxaa lagu magacaabaa Al-Furqaan, kaasi oo ah tilmaamid ("al-huda"), xikmad, xasuusinta Alle ("al-dikhri"), iyo mid samada sare laga soo diray ("tanziil").

Samayska Kitaabka Quraanka
Quraan waa kiitaabka Illahey ee saldhiga u ah diinta Islaamka ee dadka muslimiinta ahi ku xidhan yihiin.
Quraan waa hadalka ilaaheey mana aha mid la sameeyey ama la abuuray waa waxyi ka yimid xagga rabbi.

How to Download / Install

Download and install Quraan (Quran in Somali) version 1.0 on your Android device!
Downloaded 10,000+ times, content rating: Not rated
Android package: quran.books.quraanka.AOUQKFCXWFFBUPZOG, download Quraan (Quran in Somali).apk

All Application Badges

Free
downl.
Android
1.6+
n/a
Not
rated
Android app

App History & Updates

More downloads  Quraan (Quran in Somali) reached 10 000 - 50 000 downloads
More downloads  Quraan (Quran in Somali) reached 5 000 - 10 000 downloads

What are users saying about Quraan (Quran in Somali)

L70%
by L####:

Masha alllah allah give hasana anyone who doing this

K70%
by K####:

See lio doranaaba surada an rabo

E70%
by E####:

Jizakallah Kheyr

K70%
by K####:

Mansha allah jesakalaahu khayr

K70%
by K####:

Jezacullah kaiir walalahaa

W70%
by W####:

Aad buu u fiican yahay laakiin meelaha qaar qaladaad baa kujiro gaar ahaan suratul Al baqara oo aan aqriyey ilaa ayada 120 marka walaal dib u sax ku sameeya waa kalaamu-Laahi

F70%
by F####:

Asc wr wbr Walal qoraalka saxa isku daya inaad dib u aqrisaan waxaan aqriyay suratul al baqra kaliyah waxaan arkay inka badan 100 qalad tusalo ahaan ayada 177 fiiri qoraalkeda fadlan dib ina u aqriso isku day si aad usaxdaan jazkumallah

Z70%
by Z####:

Maasha allah. This is my best app so far. We ask allah to enlarge your reward.

Z70%
by Z####:

Waad mahadsan tihiin.

Z70%
by Z####:

Aad ufiican allaha ka ajirsiyo kuwa sameeyeen

Z70%
by Z####:

Jasaka laahu qeyran alle ha idin xafido

Z70%
by Z####:

Aad ayaan ugu mahadnaqayaa Dadka sameeyay.

Z70%
by Z####:

Maasha allaah illaah janada hakugeeyo

Z70%
by Z####:

Mashala qayr alaha nisiiyo

Z70%
by Z####:

Jazakumullahu kheyr ikhawaanii

V70%
by V####:

Ilaahay waxaan idiinkaga baryaya jano anaka hanuun aduunyadan gabogaboda ah kuwii kulma janada allah hanaga dhigo aameen

K70%
by K####:

Masha allah allaha ka ajar siiyo dadka sameyay applicationkani

K70%
by K####:

Aad ayaan ugu mahadnaqayaa Dadka sameeyay.

D70%
by D####:

Masha alah guuleysta

K70%
by K####:

Jazakumul Allah intii gacan ka geysatay.

W70%
by W####:

Maaasha Allah waad mahadsantihin aad ayaan wx badan uga faa iday

R70%
by R####:

Maasha allaah qeer allaah hasiyo qofka soo diyaariuey

K70%
by K####:

Aad baan oga helay jazaakallah

K70%
by K####:

Jazakallah. One of the best app i hv evn sn.

A70%
by A####:

Ajir badan ayaa shaqeesateen miisanka xasanatka ilaah ha idin saaro jasakumulaah

K70%
by K####:

See lio doranaaba surada an rabo

G70%
by G####:

Masha allah kheyr badan allaha siiyo dadkii sameeyay app jazaa kumullah

Z70%
by Z####:

Maasha allah kheyr allah siiyo dadka qorayn

R70%
by R####:

مان شا الله جزاك الله خيرا

Y70%
by Y####:

Allah Odin xifdoyo Mansha Allah

Z70%
by Z####:

Excellent

U70%
by U####:

Qur aan carabic

N70%
by N####:

Aad buu u fiican yahay laakiin meelaha qaar qaladaad baa kujiro gaar ahaan suratul Al baqara oo aan aqriyey ilaa ayada 120 marka walaal dib u sax ku sameeya waa kalaamu-Laahi

C70%
by C####:

Kheyr ayaan u rajeynayaa dadkii sameyeeyey applicationkan

C70%
by C####:

Wllayaal alle ha idinka abaal siiyo khayrkeeda amiin amiin

C70%
by C####:

mashaALLAH. jazakallah ad ayad u mahadsantiihiin wu i anfacay tafsiirkan

C70%
by C####:

الله يحفظكم وجزاكم الله خييييير ان شآالله

C70%
by C####:

God bless you all who did this model of translation

C70%
by C####:

Khayr iyo xasanad illahay haydin siiyo dhaman inta soo abaabushay app ,

C70%
by C####:

Tafsiirka quraanka wuxuu saacidanaa dadka kitabada hilmamay kuna mashquulsan telephonada screen tuochka


Share The Word!


Rating Distribution

RATING
4.55
279 users

5

4

3

2

1