Somali Books

Somali Books Free App

Rated 4.77/5 (73) —  Free Android application by Abdirsaaq Macalin

Advertisements

About Somali Books

This app contains the Somali curriculum books from 1970 to 2005, there are 129 books available in which you can read and use for reference.

Appkan waxaa ku jira buugaagtii manhajka Soomaliya laga soo bilaabo 1970 illaa 2005, waadna daalacan kartaa oodna soo dajisan kartaa.

waxaad naga raadisaa: somali books, duruus, somali

How to Download / Install

Download and install Somali Books version 1.0 on your Android device!
Downloaded 5,000+ times, content rating: Everyone
Android package: net.andromo.dev349673.app394406, download Somali Books.apk

All Application Badges

Free
downl.
Android
2.3.3+
For everyone
Android app

App History & Updates

More downloads  Somali Books reached 5 000 - 10 000 downloads

What are users saying about Somali Books

K70%
by K####:

Wlhi ad bn uga mahad celinaya appkan cidii kaso shaqaysay xifdinta buugagtii iyo manhajki somaliyed oo afkeena ku qoran thank you halkaas kawada howsha

K70%
by K####:

Wallaahi howl wayn baad qabateen. Anigu Marna isma Oran buugaagtan ayaa nool. Illaahay ha idinka abaalmariyo. Somalia nabad, horumar & aqoon.

L70%
by L####:

Waa app aad u fiican bulsha weynta somalina u xiftiyy hantidoodii

X70%
by X####:

Mansha Allah wll waxn idin leeyahay alle ha idin xafido intii ka qayb qaadatay diyaarinta buugan

Y70%
by Y####:

Masha Allah walaal aad Ayaad u mahadsantahay Lakin xisaabta ayaa so bixi weesay

K70%
by K####:

Mahadsanid runtii shaqo fican ayaa qawatay

K70%
by K####:

Waad ku mahadsantahay dadaalka aad sameysay mudane Abdirisaq macallin

K70%
by K####:

Waa Application mudan in la dhiiri geliyo xaqiiqo

K70%
by K####:

Aad iyo aad ayn ugu frxy shaqada aad noqabateen mhsdn

O70%
by O####:

wad kumahadsantihiin soo noolaynta manhajka somalia

K70%
by K####:

waad ku mahadsantahy Abdirsaaq Macalin

K70%
by K####:

Hawl kar ayd tahay

K70%
by K####:

Aad baan umahadsantahay wll

K70%
by K####:

Its the best collection

X70%
by X####:

Waan kahelay

Y70%
by Y####:

Thanks

W70%
by W####:

Useful please develop

Z70%
by Z####:

Thnx

K70%
by K####:

Masha allah wlhi waa wax lagu farxo cabdi risaaq malacin&asxabtiisaba aaaad ayaaad u mahadsantihiiin sbbto ahi shaqo wayne ayaad qabateen masha allah jooogteeeya wa ligiiin

K70%
by K####:

Hada ayuu iiso dagayaa balse hadii lagu aqrisan karo offline aad buu u fiican yahay wayo somali waa dal aan sidaa u hormarsaneyn faqiirna ah wax online ah dan uguma jirto oo internet mar walbo ma heli karaan.kuda dadaala apka offline ka ah waad mahadsan tihiin.

E70%
by E####:

Hol weyn ayaa qabateen waxa ufa idayseen dayarta io dadka an wax ogalka ahyn

N70%
by N####:

Howl muhiim ah baad qabateeeen

D70%
by D####:

Really Really Amazing Apo. I can say Thank You

I70%
by I####:

Waad ku mahadsantihiin hormarinta appska Soomaaliyeed

K70%
by K####:

Masha allah mhdsnd mr abdirizak macalin

U70%
by U####:

Wax lobahanyahaye ruuntii thank you

K70%
by K####:

Aad baad u mahadsan tihiin

N70%
by N####:

Waan Ku mahad satihiin

K70%
by K####:

M.alh shaqo fiican Halka Kasii wada

K70%
by K####:

Mahadsanid walaal

R70%
by R####:

Good

K70%
by K####:

Excellence

S70%
by S####:

Waan kahelay

E70%
by E####:

Thanks


Share The Word!


Rating Distribution

RATING
4.85
73 users

5

4

3

2

1