xisnul muslim somali

xisnul muslim somali Free App

Rated 4.60/5 (286) —  Free Android application by ANICO

Advertisements

About xisnul muslim somali

Sheika qoran kutubkan wuxuu ku bilaabay:

Mahadda ilaahaybaa leh, isaga ayaan mahadinaynaa, kaalmo iyo danbi- dhaafna waydiisanaynaa, waxaanauga magan galaynaa ilaahay shararka nafaftayada, iyo xumaanta camaladana, qofkii ilaahay hanuuniyana wax lumin karana majiro, qofkii uu lumiyana wax hanuunin kara majiro. waxaan qirayaana inuu san-jirin ilaah xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, kaligiina wax lalama wadaago, waxaan kaloon qirayaa in nabi muxammad yahay adoonkii ilaahay iyo ergaygiisii, naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee isaga, ehelkiisa, asxaabtiisa iyo kuwii ku raacay wanaag ilaa maalinta qiyaamada.

Intaa kadib: Kani waa kitaab gaaban, oon ka-soo gaabiyey kitaabkaygii ku magac baxay{addikru wadducaa wal-cilaaju birruqaa minal kitaabi wassunnati} waxaana kasoo gaabiyey kitaabkan qeybtii ducooyinka, si uu u noqdo khafiif la qaadan karo safarada. Waxaan ku ekaadayna ducooyinka kaligood, axaadiistoodana waxaan ku kaaftoomay inaan u saleeyo hal iyo labakitaab qofkii doonaya aqoon korarsi xaga xadiiska iyo saxaabiga wariyeyna, ha u noqdo kitaabkayga aan kor ku xusay. ilaahay waxaan ku waydiisanayaa magacyadiisa wanwanaagsan, iyo tilmaamihiisa sareeya, in uu ka yeelo {kitaabkan} mid loola jeedo wajigiisa wanaagsan, iyo in uu igu anfaco camalkan nolashayda iyo geeridaydaba, iyo in uu ku anfaco qofkastoo akhrista, ama daabaca, amase sabab u noqda faafintiisa, allaha ka hufan xumaanta ayaana awood u leh inuu naga aqbalo arintaas.

Naxariis iyo nabadgalyana ha ahaato nabigeena muxammad s.c.w , ehelkiisa, asxaabtiisa iyo qof-walboo ku raacay wanaag ilaa maalinta qiyaamada. Qoraaga /Waxaa laqoray bishii safar ee sanadka hijriga 1409.

How to Download / Install

Download and install xisnul muslim somali version 1.0.0 on your Android device!
Downloaded 10,000+ times, content rating: Everyone
Android package: com.xisnulmuslim.com.xisnulmuslim, download xisnul muslim somali.apk

All Application Badges

Free
downl.
Android
2.1+
For everyone
Android app

App History & Updates

More downloads  xisnul muslim somali reached 10 000 - 50 000 downloads
More downloads  xisnul muslim somali reached 5 000 - 10 000 downloads

What are users saying about xisnul muslim somali

O70%
by O####:

Illahay khayr iyo ajar/xasanaad hakaadiyo wllo dajiso ama dhonlood garayso xisnul muslim oo aha (ducooyinka xirsi xidhka)oo ku qoran luuqada somaliga ama luqad kasta aad ku hadasho insha allah

F70%
by F####:

Ducada 11 ayaa maqan ee dib u fiiriya walaalaha khayrka kaan inoo suubiyay. Mahadsanidiin

S70%
by S####:

Awala marah waxaan u duceeynayaa shaikh Kitaabkan soo diyaariyay iyo walaalaha appka inooga soo dhigay, dhamaantiin eebe miisaanka aakhiro ha idiin saarro. Aamiin

S70%
by S####:

Waxaan uga mahadnaqaya qofkasta oo gacan kagaystay samaynta appkan alle ha idinka jasaai siiyo.

S70%
by S####:

Masha allah ilaahay ajar iyo xasanaad farabadan ha kusiiyo waa kitaab si wanaagsan noo anfacey waxaan kaloon rajaynaynaa inaad kitaabyada oo dhan afsoomaaligu nooga soo dhigi doontid inshaa allah

K70%
by K####:

Masha alaah qeer alaha siiyo walalka isku howley waqtina galey jazakumulaahi qeyr anagana alaha naga dhigo kuu qaata kuna camal falo

S70%
by S####:

Mansha Allah, Ilahay Khayr badan haydinkasiiyo khayrkad nasoo gadhsiiseen.

F70%
by F####:

Walal Allah inka ajar siiyo anaaga naga dhiga kuwii barto ku camal falaa insha Allah

S70%
by S####:

Mansha allah ilaahay jaza'igiina janno ha ka dhigo Aduun fil nimcaa Aakhiro fil janna

M70%
by M####:

Masha'allah ajar iyo xasan allah ka siiyo wll

S70%
by S####:

Mashaa allaah kitaab kaan sh. Qorey iyo sh. Tafsiirey allaah haka amaal mariyo

S70%
by S####:

Walaalaha waqtigoda inoo huray ilahey haka abaal mariyo

S70%
by S####:

Masha alla alle ha idin xafido

S70%
by S####:

Qeyr Allaha idiinka Yeelo intii ka shaqeyday

S70%
by S####:

Masha allah ilahey .....hakuu naxariisto

S70%
by S####:

Masha allaah ilaahey Haidinka abaal mariyo

C70%
by C####:

Ducada 11 ayaa maqan ee dib u fiiriya walaalaha khayrka kaan inoo suubiyay. Mahadsanidiin

Y70%
by Y####:

Masha allaa illaahay ha kaa abaal mariyo amiin

S70%
by S####:

Mash alhi wax aan ad iyo noh canfacaayo jisakalh qeer

B70%
by B####:

Masha'allah ajar iyo xasan allah ka siiyo wll

C70%
by C####:

Mansha allah allah khyr haka siiyo intii isku hawshay

Y70%
by Y####:

Alle sw hakaa abaal mariyo

H70%
by H####:

masha allah qeyr badan ilhy idinka siiyo

Y70%
by Y####:

Maansha allah ikhwani ilahay qeyr haidin siiyo

Y70%
by Y####:

Kheyr badan Alle ha idinku galado

Y70%
by Y####:

Masha allah ilahey .....hakuu naxariisto

Y70%
by Y####:

Mansha allaaah ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin allaha kaasiiyo

E70%
by E####:

Ajar iyo xasanaad allah hakusiiyo wll

Y70%
by Y####:

Maasha allaah waad mahadsantihiin

Y70%
by Y####:

Jazakalahu khayr ayaan idin leeyahay.

N70%
by N####:

Masha allaah ilaahey Hakaa abaal mariyo

E70%
by E####:

Ajar iyo xasanad Allah ka siiyo anagana kuwa ku camal fala Allah naga dhigo

H70%
by H####:

Dami dhaaf Allah kaaga dhigo

Y70%
by Y####:

I had the book but i lost it, so start looking for it finally i found it alhamdualiallah

Y70%
by Y####:

Jazakkalah kahyr

Y70%
by Y####:

I like it

F70%
by F####:

manshallah illahey hadin ibarakeyo

Q70%
by Q####:

Asc walalaha jazakallah kheyr

Y70%
by Y####:

Masha allah alle ha abaal mariyo qofka waqtigiisa noo soohuray ajar an lasoo koobi katin eebe haka siiyoo

X70%
by X####:

Aad ayaan ugu farxay markaaa arkay wayo waan wayay melaa ka helo kitabkan waliba aso af Somalia ah


Share The Word!


Rating Distribution

RATING
4.65
286 users

5

4

3

2

1