Somali Bible Free for Android
قا ل الله تعا لي ( انك لا تهد ي من احببت ولكن الله يهد ي من يشاء ) ALAAH WAYNE ASIGOO LA HADLAAYO NABIGEENA MUXAMED CSW WXUU KU YIRI ADIGA NABI YOW MA HANUUNIN KARTID QOFKAAD JECESHAHAY EE ILAAH BAA HANUUNIYA QOFKUU RABO WLHI WAA WAX LAGA XUMAADO IN SOOMALIDII DIIN ISLAAM LAGU DHALAY HADANA DIINTOODII AY KA BAXAAN KUWII CADAAN KA AHAA EE GAALADA AHAANE AY SOO MUSLIMAAN ADIGOO WAALIDKAAGA ISLAAM AHAAYEEN MIDA KALE DIIN WAXAA LA YIRAAHDAA WAX WAA WAXII ILAAH KU FARAY KAANA REEBAY NABI NA LAGUUGU SOO DHIIBAY M A AHAN WAX AAD GACANTAAD KU QOROTO KA DIBNA AAD LACAG KU BIXISO SIDAAD U HESHO QOF ADIGA OO KALE AH AAN ILAAH AQOONIN DIINTA SAXDA AH WAXAA LAGU GARTAA WAA DIINTA QULUUBTA IYO XISILOONIDA WLHI INAANAY LAHEEN DIINTA KIRISTAANKA XXASILOONI IYO DEGANAASHO WAAD IN AAD MAR KASTA AAD IS SARQAAMISAA HADII KALE MURUGO IYO CABSI BAAD KU JIRAYSAA WALIGAAGA DIINTA ISLAAM KANA WAA DIINTA XASILOONIDA QULUUBTA RUUXA BALI AADMIGA AHNA HADUUSAN QULUUB TIISU XASILOONEEN WAAD ARKAYSAA GAALDA MAALIN IYO HABEEN IS DAL DALAYSO BILAA DEGANAASHO LAA'AAN
Alle ha idinka abar mariyo
Who recoiled our religiob is not Somali.
Ass whole
Muslims are the best
Qofkii Rabo inuu ogaado Beenta Biblke fadlan ha dhageesto Debate-yo badan oo uu Shiikh Axmad Dedat la galay masiixiyiinta Culmadooda kuwa ugu waaweyn sida Jemmy sugrat Fadlan Google ku Qor magaca Shiikha adaa ka dhargi doona Doodaha uu ku jabiyay Masiixiyiinta
Bible Fuck
Very good work.
we are 100%suni muslims,so i think you r the losers
Bible Fuck
اشهد ان لا اله الا الله وان محمد رسول الله
Masiixi in labarto dambi maahan waa suno ee joojiya sida kale aad wax uqaadaneysaan in lafahmo waa muhiim lakini wa marka aad quranka bogoto oo aad fahanto kbcdi waad baran kartaa waana fahmi karta dhaliilaha gaalada eey fahansaneyn.. waa ceeb. Barashadu waa muhiim hadaad diintaada ku difaaceysid
Lacnada Alle ha ku dhacdo kii Afkeyga ku turjumay si uu umadan 100% Islaamka ah u fidneyo...... Ogow ninka tarjumayow aduunku waa in yar oo kooban maalmo kadib markaad dhimatana gaaladan ku duufsaday meel kagama soo baxayaan.... Taqwada Alle waa furan tahye Alle ka baq soona noao
It's Controversy! may allah show them the way
Its good app but not good thing
They should be muslim
Badbaado waa diinta islaamaka ninkii indhaha iska qabta qasab laguma laha ilaahay ha sugo qiyaama oo qasab naarta ha u galo. Xaqu waa mid cad hallawguna waa madaw la arkaayo.....
Word of God is a source of inspiration and energy for effective life.
Alle ha idinka abar mariyo
by C####:
It's Controversy! may allah show them the way