Sh Umal

Sh Umal Free App

Rated 4.52/5 (865) —  Free Android application by altaqwa technology

About Sh Umal

Bismillaah

Tafsiirka Qur'aanka oo dhamaystiran halkan ka baro. Waxa uu kuu sahlayaa appkan in aad ka dhageysato casharada tafsiirka oo dhan. Waxaa akhriyey tafsiirkaan Sh M A Umal (Alle haka siiyo ajar iyo xasanaad ).
Waxaan ka shaqeynay appkan muddo wakhti ah waxaana ah alle mahadiisa in aan maanta khadka ku soo darno.
Waxaan hadda soo wadnaa Sh Cumar faaruuq iyo qaariga magaciisa layiraahdo Sh Cabdirashiid Sh Cali suufi insha allah


//Cabdirisaaq Maxamuud Jamac

How to Download / Install

Download and install Sh Umal version 1.3 on your Android device!
Downloaded 50,000+ times, content rating: Not rated
Android package: com.shum.shmaumal, download Sh Umal.apk

All Application Badges

Free
downl.
Android
2.3+
n/a
Not
rated
Android app

App History & Updates

What's Changed
Waxaan ku soo darnay.
1. wakhtiga casharka u soconayo oo la arki karo
More downloads  Sh Umal reached 50 000 - 100 000 downloads
Version update Sh Umal was updated to version 1.3
More downloads  Sh Umal reached 10 000 - 50 000 downloads
More downloads  Sh Umal reached 1 000 - 5 000 downloads

What are users saying about Sh Umal

K70%
by K####:

Masha alaah runtii malintan dajistay adban ugu faraxsanaa lkn waxan si kadisa h naxay malintan ka wayay tafsirkan marayay oo ahaa surat all mulki ama tabarak kolba sad u taqnan plz check gareya su radasna kuso dara masba alaah klahay haydinka ajirsiiyo gakale hadi tel kuso galo wuu ka dhex shidnanayaa ila talefonka la jaro kadibna la la bakhtiiyo plz labada ciladood so farsameya

F70%
by F####:

jazalahu khayran sheekhena sh. m.c. umal iyo dhaman walalihi gacanta ka geystay fafinta iyo u adeegida diinta islamamka gud ahan.gar ahan walalihii naso garsiyay brogaramkantafsiirka ah.

E70%
by E####:

Mansha allaah rabi kuwii liibaana ha idinka dhigo aduun iyo aakhiraba sheikhda wanaagsan oo dhan dhamaantiin intii khyrka faafisa alaha janada kuwii kuwaara ha idinka dhigo amiin runtii waa libaanteen saa khyrka faafintiisa kashaqeysaane (Y) (Y)

I70%
by I####:

Masha allah .qeyr allaha idinka siiyo sida aad inoogu fudeeysen .reword kina Janna sheikh umal

N70%
by N####:

Masha Allllah waxaan aaad ugu mahad celinayaaa najdada altaqwa technology siday noogu fududeeyeen tafsiirka qur,aanka kariiim ka ah Thnxxxx Olll

K70%
by K####:

Mash allaah lkn wallayal internateka marki leska xiro lama sii dhagesan karo halkas cillad aan arkaa jazaakallaahu kher

K70%
by K####:

Good job, very useful app. Please it would be great to include in your upcoming update the ability to play and pause later and the ability to rewind/forward a darsi. Thanks!

M70%
by M####:

Dadaal badan ayaa la muujiyay. Alxamdulilah. Waxaan Oran lahaa waxbaa ka dhiman dadaalka. Halagu kordhiyo isticmaalka internet la'aan in la is ticmaalo

K70%
by K####:

Mansha Allah waa wax aan aad ugu farxay jasakumallah dhaman inta barmajidka kasoo shaqesay iyo sheekhaba allow Somali xifdi oo cadowgoga yeysan ciil bixin allahuma Aamin

K70%
by K####:

Masha Allah. Aad ayuu u fiican yahay. Waxaan kula talin lahaa in walaalaha dhan ay download gareystaan. Jazakallah.

N70%
by N####:

walaalayaal kaliya waxaa kadhiman marka aad rabto inaad cashar kale darato waxba madamin kartid oo waad waayesaa gabi ahaan ayadoo maqalkina socdo marka sii hagaajiyA waadna mahadsan tihiin. lkn walaalayaal caajiska iskadaaya cilada saxa.

K70%
by K####:

Masha allah dad badan oo anigu Aan kamid ahay ayaa ka faa'iiden . Ajar allaha ka siiyo shiikha iyo waliba kooxda noo sahlen inaan halkan ka helno tafsiirka

K70%
by K####:

جزاك الله خيرا اخي عمل صالح جدا واطال الله عمر شيخنا الفضل الشيخ محمد امل

K70%
by K####:

Walaalayaal casharka Tafsiirka ma iishaqaynayo dhinaca dhagaysiga Tafsiirka Ayaa iisocday waanu ku dhibanahay hada Lkn markii hore wuu iishaqaynayay yaa iga caawinkara fadlan

K70%
by K####:

Walalayaal waxaan ku isticmali jiray S4 ok ayuu ahaa waxaan u waregay S6 waa uu iigu shaqeyn la yahay see wax u jiraan

O70%
by O####:

Runti add iyo add ayan ufarxay manta. Allah waxaan kabaryaya in unaga digo kuwi kafaideysta iyo ajar weyn in usiyo sheikha iyo kuwi lashaqeye oo dan. JazakumuAllah kheyran

Y70%
by Y####:

Masha Allah Sh. Umal illah ajir iyo aksanad hakaa siiyo. Inta ka qeyb qadatay in play store anka helno tafsiirka quranka illah ajar hasiiyo

R70%
by R####:

Wll ha sameeyey apps kaan waxaan idin kacodsanaya in aad ka hagaajisaan playing system ka aad isticmaashaan markaa uu koolka (call reserving) soodhaco in uu pause ahaado hadana uu resume noqdo markaa uu hadalka dhamaado fadlan inta oo keliyah ayaa cilada hada uguwayn. Jazaakulaahu khayraan.

U70%
by U####:

Aad ayaan ugu faraxsanahay barnaamijkan tafsiirka ah. aad iyo aad ayuu muhiim u yahay waayo in aad baratid tafsiirka quraanka waxa uu micna ama dhadhan uu kuugu sameynayaa quraanka.

Y70%
by Y####:

Masha Allah ilaahay ha idin xafido aduun iyo aakhiro walalaha noo soo gudbiyay idinka iyo sheikh umul iyo culumada islaamka iyo inagoo dhan jazakallah kheyran

X70%
by X####:

Asc marka hore allah aya mahad leh kooreeye marka xigana waxaan umahadcelinaya wllaha tafsiirka Noo soo fududeeyey waxaanan idinka rajaynayaa inad baladhisan kutub iyo culimo Badana soo galisan waxan kuso koobay allah tacala haydiin fududeeyo misanka xasanadkana haydiinku daro wa billahi tawfiq .

Y70%
by Y####:

Ajar iyo xasanad alle ha kaka siiyo shiikh umal iyo kuwii kasoo shaqeeyay qaabkaan sida sahlan loo ga barankaro

B70%
by B####:

Mashalah ilaahey ajir badan ha idinka siiyo dadki ku dadaaley in ay play store ka soo galiyaan. Sheeqeena na ilaahey ha noo xifdiyo. . Ameen..

Q70%
by Q####:

Masha allah Tabarakalah Jazakumullah sheikh Umal Iyo Raga Ka Shaqeeyay In Aan Sidan fudud Tafsiirka Qur'aanka Oga Helno Play Storka

K70%
by K####:

Codsi maku soo dari kartaan Sheekh xasan ibrahiim ciise tafsiir kiis Jazakallahu khair

K70%
by K####:

I don't carwash I love it kkkkk I am series

K70%
by K####:

This app is so great and it makes my life easer by understanding the book of Allah. Jizaa-kallah kheyra jizaa.

R70%
by R####:

Masha Allah it's soo good and you guys did a good job jazakallah Khair walaloow Tusen tack

R70%
by R####:

Sheekh is the best, may allah give you jannatual firdawza

G70%
by G####:

ManşaALLAH...love it like 5 stars

H70%
by H####:

Fadlan ka dhiga inlasodajin karo adinko rali ah

R70%
by R####:

Masha allaa illaahay ha kaa abaal mariyo amiin

H70%
by H####:

Jazakallahu khayr walal illahy miisanka xasanadka ha idiinsaaro

Q70%
by Q####:

Allaha idin barakeyo ajarna idinkasiiyo waad noo faa, iideysen

T70%
by T####:

Masha Allah Allah haku xifdiyo aduun iyo akhiraba

R70%
by R####:

Sxb khad Internet bes ah miyuu ku shaqeynayaa .....jwb

R70%
by R####:

Masha allah jazaka allah sheekh

X70%
by X####:

I am a Habashi Muslim living in Somaliland.I would like to say JezakAllah for Shiak Umul bcz I sarted learning Somali language from his Muxaderaa.

C70%
by C####:

Walalayal waxan cudsanaya inad usameysan shareable system fadlan waxo leya hay faida deerad ah ayuu leeyahay mahad sanidiin

D70%
by D####:

Asc walaalayaal ani waxaan haystaa Note4 cilad yar baan ku arkaa Oo ah markii aad dhagaysaneyso hadii phone call kuusoo dhaco wali wuu daarnaana tafsiirka Mana joogsanayo ilaa aad telka damisoarka u sameeyaa bal in uu Automatic isku istaajiyo. 5* baan idin siiyey jazaakalaah Khayr bal intaad awoodaan sii update gareeya mahadsanidiin


Share The Word!


Rating Distribution

RATING
4.55
865 users

5

4

3

2

1