Somali Dictionary Free for Android
Maansha alah wax badan ayaa jeclaa ina arko dadka waqtiga uga baxay wxaan leeyahay mahad sanidiin erayada ku sii kordhiya
I love the fact that it is free,my somali isnt perfect,so when ever I cannot find the correct somali word i use the dictionary,very useful indeed.
Good job guys. This is great. But not for me as I already speak both of em frequently. But tnx your efforts are much appreciated a billion stars from me
Aad ayaad u mhd san tihiin sida aad waqtigiina u galiseen si aan u helno dictionary aad u fcn oo afkena hooyo noogu turjumaya Mr kle aad baad u mahad San tihiin
Aad iyo aad baad ugu mahadsantihiin dadaalkiina laakin hadaad taladayda qaadanaysaa waxaan idin dhihi lahaa markaad eray tarjumaysaan la tashada soomalida ileyn eray karta dhowr micno ayuu leeyahay ama gobol kasta si un baa looga yaqaanaa marka tashiga badiya asc
Shaqo weyn ayaad qabaten, Allah idin ka ajarsiyo. Fadlan Somali Apps ka ku kordhiya Playstore ka waa ino sharaf
Gd work bro ..just wanna know how many words it contains?
Waad mahadsantihiin inta isku taxalu jisay inay sameyso app kan oo kale keep for your effort
Ereyo badan oo macnayaal qaldan leh ayaa laga buuxiyey meeshan. soo saxa fadlan intii awoodiina ah.
Fake application qalad ayuu isku fasirayaa
Ad ayuu u fican yahy app runti wax kasi wangsana wan idinka sugaynaa. Tnx...
Aad iyo aad inoo anfacay wan ua mahad celin dadka suuta galiya ilah ka soko
Walaalayaal aad ayaad Mahadsan Tihiin Dadaalka Qiimaha Badan. Maadi iyo Diini Waalaga faaideystaa.
Aad bad u mahadsantihiin !!
Runtii buugaan wuu na saacida waana ku mahadsantihiin,waxaan jeclaan lahaa inuu ahaado kaamil
Maasha allah , allah baa mahad iska leh adinkana aad baad umahadsantihiin ilaahay ha idinka ajar siiyo anagana kuwa kafaa ideesta ilaahay ha inaga dhigo
Waa wanaag iyo horumar. Isku day wanaagsan dadaal dheeri. Hala sii wado ayaan leeyahay. Mahadsanid.
don't download waa app xun oo si qaldan wax i fasiraya. fadlan iska ilaali eeg erayada qaar sida aviation, camouflage
Bt in advance I putted 5 star rating.. coz it is goood enough brainstorming....!
Thanks for doing such thing like this aad ayaa ugu mahad santihiin sameenta aaa sameesan app sidaan okale uqiimo badan
Gd work bro ..just wanna know how many words it contains?
Waad mahadsantihiin inta isku taxalu jisay inay sameyso app kan oo kale keep for your effort
Very nice b/c helps the users
Mahad gaar baad mudantihiin ee guuleysta waligiin
SAS waye
Masha allah aad baad umahadsantihiin shaqo fiican baad qabateen
Waxaa noo farhad in aan luqadeen midkale noo turjumee ayaa uga mahadcelineynaa
Waax wang san wax ban ayuu igu kirdin donaaa inshallah
Waad ku mahadsantihiin cidii waqtiga siisay appl
An interesting app keep up improving
Waa wax aad loogu farxo aad bad u mahad santy
Waa loobaahnaa sxb yaal wad mahadsantihin.
Excellent..Very good...I liked
Allah Nixifdiyo sida noogu fududayseen
waaaw is the best. waan ka helne
Gd work bro ..just wanna know how many words it contains?
It s best english somali dictionary its offline 2, thnx yr effort to bring like this great app for Somalis & The world
Waxaa noo farhad in aan luqadeen midkale noo turjumee ayaa uga mahadcelineynaa
waaaw is the best. waan ka helne
by O####:
This app is very inaccurate. Hello isn't ma nabad whatever. Formal is Assalam aleyakum