Maahmaahyo (Somali proverbs) for Android
Runtii hadiii aan hormar kusamayno afkeena waxay tahy mid inaga aad inoo anfacsysa caruurteeno aay wax kabaranayaan hamplyo
Asc soomaliyeey aad ayaan ugu farxay ma is dhaheen inaan arki doono mah maah yaal igu cusub aad ayaan ugu helay waa very important
Somalida wax an leyahay ka faa iidaysta
Mashalh walaal waa wax lagu farxo in aad isku so uruuriso intan o Maah-maahyo waadna ku mahadsanthy bro
Halkaa kaga haya lkn wxn jeclaanlahaa inaad soowada dhamaystirtaan calaa iyo kuli xaal asal waaye
Inannaba Caadi Maaha Waadku Mahadsantahiin Inta Ka Shaqeysay Howsha Meshiina Kasii Wada
Waan soo dhaweunayaa, waana waxqabad fiican in Afsoomaaligii laga heli baraha caalamka ee technologyga
Waad. Ku mahadsan tahiin meshas ka si wada
Wan ugu hambalyeynaya ruxa howshan qabtay waxanan leeyahay kusii soco
WHICH GOD? IN NOTRE DAME OR THE LCBO?? IN BOTH, MY TOTTERY FRIEND, IN BOTH. FROM JAMES MICHAEL CHAPESKIE
Runtii waa wax lagu farxo hor marka afkeena iyo halka uu galay aloow noo siyaadi nimcadaada oo dalka nooga yeel nabad
Bravo but you still need to advance this application eg with Sending option that's sharing etc
Sida kuwa kuqoran buugaagta waayo waxaa loo bate dhanka telefoonada gacanta
Thnks for those made this Maasha alah aad ayaaan ugu farxay
Isma aan laheen mana aan sugeen hor marka lahor mariye maah maah yooyinkeena soomaaliyeed ayaasaan loo casriyeenaa oo qof walbaana ay ugufududaanee waaw
And bad u mahadsantihin apps Jan was La helay
Asc soomaliyeey aad ayaan ugu farxay ma is dhaheen inaan arki doono mah maah yaal igu cusub aad ayaan ugu helay waa very important
Waa horumar iyo hogaamin aad tusasid dadka inaynu wax qaban karno (to be well developers )
Halkaa kaga haya lkn wxn jeclaanlahaa inaad soowada dhamaystirtaan calaa iyo kuli xaal asal waaye
Waaaw masha allah is a very good app thanks all guys and dear.
Aad iyo aad baad ugu mahadsantahey app'kan aad faafisey waxaan rajeynayaa iney somali badan kafaa'iideysato. Thanks
Aad baan ugu faraxsanahay in aynu maahmaahyadeena u samayno app waxaa kale oo anv
Runtii hadiii aan hormar kusamayno afkeena waxay tahy mid inaga aad inoo anfacsysa caruurteeno aay wax kabaranayaan hamplyo
Waxaan 5ta xidid idiin siiye Somali nimo lkn maah maah yoodhin badan ayaa kaso tagteen, anyway app, kale oo buuxo keenaayo
Thnks for those made this Maasha alah aad ayaaan ugu farxay
This is Masha Allah. But small problem which is missing some features. Like favorites and everything will be perfect. And please if you can add the Author will be perfect too. JAZAKAALLAH KHAIR.
thanks guys well done
Mansha Allah walaal wat Ku Mahat santihin aad iyo aad aya ka helay
Somali been washegta lkn been kumamamahdo!
Masha Allah somali horumar ayaan urajaynaa
haku dhiirado qof walbo oo soomaali ah kobcinta maansada soomaaliyeed
Aad baan ugu faraxsanahay in aynu maahmaahyadeena u samayno app waxaa kale oo anv
Great... wow..!!! Masha alah horumar ayey inotahay app ino gaarah inanu yelano afkena hoyo ku qoran wanba sugeynay waxana leyahay qofka sameyey aad iyo aad ayad umahadsantahay nolow.
This is a very good application
Waa dadaal mudan mahadin badan
Waan soo dhaweunayaa, waana waxqabad fiican in Afsoomaaligii laga heli baraha caalamka ee technologyga
Waa barnaamij fiican Maanshaa'Allaahu
Masha Allah App kan waan ka helay thanks
Waaa dadaaasheeen kheir allaha idinka siiiiiyo
by M####:
Waxaan 5ta xidid idiin siiye Somali nimo lkn maah maah yoodhin badan ayaa kaso tagteen, anyway app, kale oo buuxo keenaayo