English Somali Dictionary for Android
Mansha allah waad mahadaantihiin lakin error badan baajira fadlan sax xaga somaliga move forward
It is very nice app and really it help me to know more words I like it so am saying thanks to all that u always be up
Thank you for helping me to find out almost all the words in both somali and english, although some scientific words are rarely foun in it, otherwise Thanks
Waad ku mahadsantiin wanaaga aad samayseen laakiin waxaad mooda ereyada qaarkood in macnahooda somaaliga qalad ku jiro isku daya inaad saxdaan wllo waad ku mahadsantiin dadaalkaa aad wadaan nasiib wacan ayaan idiin rajaynayaa
It always help me when I dont understand some words of English
Masha Allah aad ayaa oga faraxsan nahay hormarka aad gartayn somali dictionary halka ka si wada apps development
Wooow I like this Apps am use a long time
Aad iyo aad ayad u mahadsantihin Somali dictionary runtii waa dictionary aad u muhiima oo waxbadan laga kororsanayo halka kasii wada dadaalkiina
woow masha allah walalkayga sameyay dictionary gan thanks so much pro... is the best Somali dictionary I ever seen... Go forward.....
Waan idinkaga mahadcelinayaa appkan aad inoo sameyseen waxaana jeclaan lahaa in aad hore usii wadaan oo aad sii casriyeysaan
war waxaan meesha ka saara ma shaqaynaayo ani note 5 baan wataaa mana isoo kicinayo
This is my one and only translator i ever had Plz guyz don't late to install this helpful app
Mansha Allah alle handinka abaal mariyo sidaad iskugu hawsheen application
This app is the best of the best i always install every new phone i get thanks alot
waaw wan ka helay lkn hala sii didaalo waw lkn wa best app well done
This is the one i need for most years and i get
good app but there are many wrong translations. sorry
Waa OK lkn mararka qaar ereyo aad taqaano ayuu micno kale u yeelaa
Aad ayuu u fiican yahay sofwerekaan
Maasha allaah aad baad oogu mahadsan tahay dictionary waa caawiyaha ardayda
Horey u socda waxaad sameyseen wax weyn oh lagu farxo waadna mahadsantihiin.
Wow this is perfect application it's amazing i liked it thank you innovative_software thnk ya
aad iyo aad ayaad umahad San tihiin asxabta ka soo shaqeysay application 5 stars ayaad igu Lee dihiin asxapta
Thanks is best app I ever seen
Mansha Allah alle ha idinka ajar siiyo caawintiina bulshada gaar ahaan inta Wxbrshda danaysa
Aad ayuu ufiicanyahay Dictionarigan
NOT BAD! I WOULD LIKE TO SAY, NICE TRY WHO EVER INVENTED THIS APP
Its So Amazing App I Loved it
It's a great thing, if you increase the words of the application and i desire it.
It's very helpful Somali maryoley
It is fine app Thank u all of u that make it possiple
Doing hard work
Wad kumahadsantihiin dib u habeynta cusub eed qaamuska aad galiseyn
I just thanking for you making this work bcoz is very good for us
I love this app and I appreciate those put their efforts to make such a great app I love you guys.
Jazakalahu khayran waad dadaasheen halka kasii wada
I think this dictionary so helping me and gave me my needs in time I needed it.
This is the best dictionary that I have ever seen. Keep it updating
I Love It And I Liked It So Good And Interesting
by P####:
Maansha allah illahay s. W. T. Ha idinka abaal mariyo horumarka aad samayseen. Waa dictionary aad u faa, iido badan kuna qoran afka hooyo iyo luuqadda caalamiga ah. Inyar ayaad moodaa inaanu erayadda qaarkood ku siinayn ama aanay ku jirin qaamuuska intaa ku dara insha allah wixii error,s ahna ka saara insha allah