Sh Cumar Faaruuq

Sh Cumar Faaruuq Free App

Rated 4.47/5 (620) —  Free Android application by altaqwa technology

About Sh Cumar Faaruuq

Bismillaah

Tafsiirka Qur'aanka oo dhamaystiran halkan ka baro. Waxa uu kuu sahlayaa appkan in aad ka dhageysato casharada tafsiirka oo dhan. Waxaa akhriyey tafsiirkaan Sh Cumar Faaruuq (Alle haka siiyo ajar iyo xasanaad ).
Waxaan ka shaqeynay appkan muddo wakhti ah waxaana ah alle mahadiisa in aan maanta khadka ku soo darno.
Waxaan kaloo aan soo galinay Sh Maxamed Cabdu Umal Tafsiirkiisa oo dhamaystiran.


//Cabdirisaaq Maxamuud Jamac

How to Download / Install

Download and install Sh Cumar Faaruuq version 1.3 on your Android device!
Downloaded 50,000+ times, content rating: Not rated
Android package: com.cumar.shcumar, download Sh Cumar Faaruuq.apk

All Application Badges

Free
downl.
Android
2.2+
n/a
Not
rated
Android app

App History & Updates

More downloads  Sh Cumar Faaruuq reached 50 000 - 100 000 downloads
More downloads  Sh Cumar Faaruuq reached 10 000 - 50 000 downloads
More downloads  Sh Cumar Faaruuq reached 5 000 - 10 000 downloads
More downloads  Sh Cumar Faaruuq reached 1 000 - 5 000 downloads

What are users saying about Sh Cumar Faaruuq

R70%
by R####:

when you leave this world leave sth that will earn you ajiir for the Muslim ummah everytime they listen... may Allah grant him the highest rank in paradise... ameeen ya Rabii

C70%
by C####:

Aqyaarta altaqwa technology waa mahadsan tihiin waxaa ka codsanaayaa inaad soo gelisaan duruusta kutubada naxwada sida kawaakib qadhr nadaa iyo alfiyada sarfiga iyo axaadiithta intaa in kabadan

S70%
by S####:

Dadaal badan ayaa la muujiyay. Alxamdulilah. Waxaan Oran lahaa waxbaa ka dhiman dadaalka. Halagu kordhiyo isticmaalka internet la'aan in la is ticmaalo

L70%
by L####:

The app I Eva kam across... Bring moo en and inform us thru social network... Sadly to say the app need sme reshuffle Bcuz sme of De button dnt work lyk pause play en De rest... Eny way Jazakallah kheiran...... May sheikh mufti OMAR FARUUQ soul rest in janatul firdhouse Ya Rahman Ya rahiim...May Allah also grant us De act to perform Ol Gud deeds...... Ameen Thuma Ameen....

Y70%
by Y####:

Akhii waxaa loo bahan yahay Internet la,aan in la dhegaysan karo wajazaakulahu khayr Jamal Thanks

F70%
by F####:

Waa kumahadsantihiin intiina noo diyaarisay rabbi ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin heydinka siiyee dib ufiiriya suuratul baqara aayada 142 illaa 157 iyo suuratu yuusuf aayadda 101 illaa aracd aayada 4 waa iishaqeyn waayeen 2aas cashare

C70%
by C####:

Masha allah ilhay haka abaalmariyo hana unaxariisto anagana hanoga dhigo kuwii kucamalfalo ilahayoow noofududeey barashaiisha.

C70%
by C####:

Thanks to making this app I was dream but today I say how much I dream to make like this app but already I get my brothers mind thanks your help it make us profite Allah kuudanbidhaafo

C70%
by C####:

Asc walal ajir iyo xasanad badan alle hakasiiyo ameen lakinse xoga wuistagaya waxyar kadib beriyahan lakin 2015 wuficnaa iskuday inaadhagajiso jazaakalahu qeyr

C70%
by C####:

جزاكم الله خير الجزءthanks a lot aad ayaad ugu mahadsantihii waana kafaaa ideeystay wax badan asxaabteeydana waan usheegaaa ineey kabartaan tafsiirka

C70%
by C####:

Wll ha sameeyey apps kaan waxaan idin kacodsanaya in aad ka hagaajisaan playing system ka aad isticmaashaan markaa uu koolka (call reserving) soodhaco in uu pause ahaado hadana uu resume noqdo markaa uu hadalka dhamaado fadlan inta oo keliyah ayaa cilada hada uguwayn. Jazaakulaahu khayraan.

C70%
by C####:

Ajarkiina waa Alle xagiisa un... Ilaahey jano haidin ku abaal mariyo idinka,waalidiintiina iyo ubadkiina... Shiiqeena shiiq Cumar Alle janadda haka waraabsho...aamiin

C70%
by C####:

Walahi waa wax aan ubaahnaay ooliga haqabtiray waxaan jeclaan kitaabaada kale saan cml inaad yeeshaan jazakallahu khayran akhii

C70%
by C####:

Allah aya mahad leh dadka so galiyey Allah kheyr siyo sh cumar faruuq neh Allah jannada kawarabiyo

C70%
by C####:

mansha alaah wa no farxad san iyo si la mid ah

E70%
by E####:

Masha Allah ilaahay ajar ha idinka siiyo, dadka appkaan sameeyay, shiikhana ilaahay camaladiisa wanaagsan ha ugu daro...

Z70%
by Z####:

I don't know what happened to the audio not working......

C70%
by C####:

JazakaAllah kheir

J70%
by J####:

Fadlan wll tafsirka shekh lama so dajin karo , download ka no fur plz

S70%
by S####:

Well one could only imagine my excitement after I came across this app, I almost touched the roof but it was very short lived when I realized it didn't have a rewind/forward button and the stop/pause buttons don't function as well as they should and here's the worst part, brace yourself for this, it has no TIMER, that just killed it for me but am sure it can be fixed. May Allah place you guys under His shade on the day of judgement and grant sheikh 3umar Farooq the highest level of jannah.

M70%
by M####:

May Allah (S.W) grant the developer and Sheikh Umar Faruq Rahimahullah Jannatul Firdaus. Aamin Aamin Aamin

E70%
by E####:

I love it.may Almighty Allah rest sheikh cumar faaruuq soul in janatul firdos.amim.

W70%
by W####:

Masha allah ajir and hasanad allaha ka siiyo anagana kubi ku camal fala allaha inaga dhiga lkn wuxuu u baahan_yahay dib u haban !!!! Thanks alot all friends and muslims aroud in world

G70%
by G####:

Mahad kuligeed waxay u sugnatey allah swt ...walalaha sogaliyey appkan waxan lenahey ilahey swt kheyr aan dhamad lahayn ha idinka siyo ilahey ha idin barakeyo anagana allah swt hanaga dhigo kuwo kheyrka u deg daga ...shekh omar faruqna ilahey ha unaxaristo dadaal badan ayuu inagu bixiyey walee alow janatul fardosa gee isaga iyo dhaman culimada kalaba iyo anaga aaamiin

S70%
by S####:

JazakaAllah kheir

S70%
by S####:

The best Education a human being can ever get

S70%
by S####:

Helped me soo much to learn the somali translation of the quran.

S70%
by S####:

Masha Allah Allah ku naxaristo sh janatul firdowsa Allah kugu xifdiyo

S70%
by S####:

masha allah lakiin codku aad ayuu ugaaban yahay

S70%
by S####:

Ilaahay swt ha idinku daro xasanaadka

G70%
by G####:

Barakallah wa jazakumulah allahana sh janadii firdows kawaraabiyo

S70%
by S####:

Masha Allah, Ajar aan dhamaanayn Allah idin siiyo.

S70%
by S####:

Waad mahadsantihin

G70%
by G####:

Janada allaah hageeyo sheekha iyo kuwa noosahlay

U70%
by U####:

Eeb ajar ha idinka siiyo

Z70%
by Z####:

when you leave this world leave sth that will earn you ajiir for the Muslim ummah everytime they listen... may Allah grant him the highest rank in paradise... ameeen ya Rabii

Y70%
by Y####:

Best App i hv ever seen.

Y70%
by Y####:

Maashaa allah very nice

Y70%
by Y####:

Eebe janno fardowsa ku abaal mari

Y70%
by Y####:

sheikh cumar faaruuq allah ha u maxaristo


Share The Word!


Rating Distribution

RATING
4.55
620 users

5

4

3

2

1