Calan Somali for Android
Mahadsanidiin waan ka helny
Nur
Waad mahadsan tihiin Omar Teacher iyo Abwaanka, waana Application loo wada baahnaay,bulshadane anfaci doona, aniga ahaan muddo ayaan App-kan oo kale raadinaayay mana helin mid calanka Soomaaliya u qaas ah.Omar Teacher waan u jeedaa dadaalkaadii inad sii laba-laabtay ee horay u soco.
Wooooow Masha Allah inaba Caadi maahan Run ahaanti App,kaan Aad ayan ugu baahneen Mahadsanid (Calankeeyga Nuuroow illaahoow ku Nabad yeel) Walaal Run ahaanti waxaa tahay Wadani Dhab ah {Wadaniga Dhabta Alloow Dhoowr)
by X####:
Mhdsanidin ina badan .waxan radinay blse hda wan heel