HORMAR

HORMAR Free App

Rated 4.60/5 (75) —  Free Android application by burale

Advertisements

About HORMAR

Waxaad ka iibsan kartaan xirmooyinka SomNet iyo Sim-Card-ka SomNet. Hada kadib uma baahnid in aad cid la hadashid ama qarash telefan ku bixisid si laguugu shubo xirmo SomNet hadii aad isticmaashaan HORMAR app. Sidoo kale ka faaiidayso technologiyada oo qiimo jaba ku hel xirmooyinka.

How to Download / Install

Download and install HORMAR version 4.0 on your Android device!
Downloaded 1,000+ times, content rating: Everyone
Android package: com.buraletech.hormar, download HORMAR.apk

All Application Badges

Free
downl.
Android
4.1+
For everyone
Android app

App History & Updates

What's Changed
Waxaa la jabiyay qiimaha ee a faa iidayso

What are users saying about HORMAR

S70%
by S####:

Beenta dhaafa1dollar waa 9000mb

Q70%
by Q####:

Masha Allah hormar wacan

B70%
by B####:

Hormar wanaagsan

Z70%
by Z####:

Thanks its very good

M70%
by M####:

Thnx

Z70%
by Z####:

Wuu wanaagsanyahay waana horumar balse waxaan kacabanayaa qaabka kushubashada oo ah automatically oo aad ka dhigteen laba sim aniga hal sim baan ku isticmaala waana somnetka midka hormuudkana waa mobile kale marka xal keen lacag anigoo ubaahan ayanan idinka iibsan karin Mahadsanidiin

Z70%
by Z####:

Hor Mariyaha bulshada naga cawindoono in aan sifudud ku helno data internet ka aad ayan usoo dhawaynayaa

T70%
by T####:

waa ku mahadsantihiin Howsha fcn aad noo qabateeen lkn maku fakirteen in mobeelada netka laga isticmaalo badankood eena eheen Dual Sim ani oo kale hal sim waaye qadka leeen u isticmaalaa idinkana automtic EVC ku xirteen mana isticmaali karo marka atintaas maxaa ka dhahdeen thanx

S70%
by S####:

Waa app iifududeeyay inaan data internet sifudud Ku helo somnet wa mahadsantihiin

P70%
by P####:

Howl fiican baad inoo haysaan mahadsanidiin

W70%
by W####:

Masha'allah Shabakadda Hormar allaha daysto Horay usocda Mahadsanidiin

P70%
by P####:

Masha-allah hormar garabkiina allaha galo

J70%
by J####:

Waa hormar magacaba ka garo

I70%
by I####:

Wali Maisticmalin Appkan Balse wan istcmalidona inlsha allah

B70%
by B####:

Masha'allah waa hormar aad iwayn

K70%
by K####:

Masha'allag walee inaadan caadi Ahayn Hormar

Z70%
by Z####:

Masha'allah HORMAR Horay usocda Garabkiina allaha galo Insha'allah

Z70%
by Z####:

waad mahadsantihiin lkn imp yada noobadsha

P70%
by P####:

Thank Ù si joogteeya hawshaan

H70%
by H####:

Waryaare wuu shidan yahay bahalkuye

J70%
by J####:

Hormar waa hormarka umada somaliyeed

Z70%
by Z####:

Tnhank U Hormar

Z70%
by Z####:

Sawirka xayeysiinta idin saaran bedela waayo Playstore ka $1=1GB aa u ku qoran markaa download gareeyay $1=900MB marka dhinac aan idinku tirino noo sheega.

D70%
by D####:

Been ayaad sheegaysan 1GB inuu yahay hal dolar dadka ha khaldinina alle ka baqa

P70%
by P####:

Mahadsanid dear HORMAR In badan Ayaan Idin sugaynay

B70%
by B####:

Masha,allah Hormar hore u socda

Z70%
by Z####:

Maasha'Allah HORMAR a ad iyo ad Ayaan idiinku Hambalyaynayaaaa

Z70%
by Z####:

Ppppppp masha-allah shirkadda HORMAR

Z70%
by Z####:

Pppppp masha allah Hormar

S70%
by S####:

Hormariyaha umada nor usocda

Z70%
by Z####:

Masha, Allah hormar

C70%
by C####:

Guul Masha,allah

H70%
by H####:

Hormar

Y70%
by Y####:

Ibrahim


Share The Word!


Rating Distribution

RATING
4.65
75 users

5

4

3

2

1