Puntland F 4 Exam

Puntland F 4 Exam Free App

Rated 4.91/5 (23) —  Free Android application by Puntland State University

Advertisements

About Puntland F 4 Exam

Barnaaijkaan waa barnaamij loogu tala galay ardayda dugsiga sare gaar ahaan ardayda F4-ka ah , waxaa ka heli kartaa barnaamijka 9 sano imtixaanadood laga bilaabo 2006 - 2015, Imtixaandaan waxaa qaaday wasaarada wax barshada Puntland .

How to Download / Install

Download and install Puntland F 4 Exam version 1.3 on your Android device!
Downloaded 100+ times, content rating: Everyone
Android package: com.arday.exams, download Puntland F 4 Exam.apk

All Application Badges

Free
downl.
Android
4.1+
For everyone
Android app

What are users saying about Puntland F 4 Exam

M70%
by M####:

Waa Hanti qaali ah oo dhaxal u ah ardayda waxbarashada ku jirta iyo jiilasha danbe. Cid kasta o fikirka iyo talada wax ku lahayd mahadi ha ka gaarto.

E70%
by E####:

Waa app u faa'iideynaya ardayda F4 ka ah.. in la sii horumariyana waa lagama maarmaan. Aad bey u mahadsan yihiin kooxdii isku howshey soo saarista barnaamijkaan.

S70%
by S####:

Hadi jawabhana lgu dari laha bakasi ficnan lahed lkn sidaa kle wa mashallah

X70%
by X####:

Waa barnaamij wax ku ool ah yimina xiligii baahidiisu taagnayd aadna u anfacaya ardayda Form 4 ee Puntland. Way ku mahadsanyihiin kooxdii reet PSU ee isku howshay soo saarista iyo taaba galinta barnaamijkan.

T70%
by T####:

Waa app kaa haqabtiri kara baahiyaha ardeyga dugsiga sare khaasatan ardey ga Form Four ka ah Wey mahadsan yihiin intii suurta galisay allah idin barakeeyo

S70%
by S####:

Waa barnaamij aad u qiimo badan si gaarana u anfacaya ardayda iyo barayaasha sugsiyada sare Hambalyo dadkii isku hawlay barnaamijkan

S70%
by S####:

mansha allah waa app muhiim u ah dhaman ardayda form fourka ah aad ayay u mahadsan yihiin ardaydii waqtiga galisay

W70%
by W####:

Waa hanti aad ugatagteen ardayda Dalka Anana abaal iyo ajarban idiinka haynaa

S70%
by S####:

Masha aad muhim u ah o kuso beegmay xilli bahidisu tagnayd

I70%
by I####:

Taagera buuxa PSU. Waa is xorayseen oo walahay.

Z70%
by Z####:

Maasha Allah weeye dadka way anfici doontaa

N70%
by N####:

Horey usocda guuul baan inii rajeyn

Y70%
by Y####:

Very Nice App.

D70%
by D####:

Well done

S70%
by S####:

Well done psu

T70%
by T####:

mahlh


Share The Word!


Rating Distribution

RATING
4.95
23 users

5

4

3

2

1