Tafsiirka

Tafsiirka Free App

Rated 4.63/5 (199) —  Free Android application by Abdirsaaq Macalin

Advertisements

About Tafsiirka

This app contains the audio translation of the Holy Quran, translated by Sheikh Mohamed Dirir.

Appkan waxa uu ka koobanyahey Tafsiirka Quraanka Kariimka oo uu inoo sharxayo Sheikh Mohamed Dirir, Ilaahey kheyr iyo xasanaat haka siiyo, anagana dhamaanteen Allah ha nagu anfaco.


Waxaad naga raadisaa erayadan: Somali, Tafsiirka quraanka, Tafsiir, Duruus and hadith.

How to Download / Install

Download and install Tafsiirka version 1.5 on your Android device!
Downloaded 10,000+ times, content rating: Everyone
Android package: com.andromo.dev349673.app475986, download Tafsiirka.apk

All Application Badges

Free
downl.
Android
2.3.3+
Bug
buster
For everyone
Android app

App History & Updates

What's Changed
- Updated the audio lessons, all working now
- Fixed an auto start issue of lessons
- Improved the user interface
Version update Tafsiirka was updated to version 1.5
More downloads  Tafsiirka reached 10 000 - 50 000 downloads

What are users saying about Tafsiirka

K70%
by K####:

Asc,Dhamaan culimada iyo farsamo yaqaanada soo galiyey, waxaan ilahey idiinka baryaysa in uu miisaanka wanaagyadiina idiin Ku daro. Thanks Hashi

K70%
by K####:

Mancha allah Waa mahadsantiin app aad loogu baahna weeye

I70%
by I####:

Sheikh Dirir Tafsiirka MASHA ALLAH Jasakalahu kheura Jasa Insha Allah.

V70%
by V####:

Tanks sheikh did it Alaha Dambigaaga dhaafo

K70%
by K####:

I love allah and quraan

K70%
by K####:

Jazakumullaahu kheyran

K70%
by K####:

Jazakllahkhayra

U70%
by U####:

Tafsiirka

P70%
by P####:

This holly quran make my heart to know what was wrong with my self and how to make it right thank you all

Z70%
by Z####:

In lagu dhegeysan karo offline way fcnaa laheed haddi suura gal thy

B70%
by B####:

maamsha allaah aad ayuu ufiicnaa lkn maalmahan danbe imo shaqeeyo

K70%
by K####:

Ajar iyo xasanaad Alle haidinka siiyo

K70%
by K####:

It is good app

K70%
by K####:

I liked

K70%
by K####:

Jazakalaahu khairan wllo, i am really grateful to u, i have been waiting for long time to get this complete tafsir by sh. Dirir... alhamdulilaah Alle miisaanka xasanaadkaaga ha kor ha qaado sadaqatul jariyana ha kaga yeelo wllo. Many thanks

M70%
by M####:

Ilaahow kuwii kafa ideysta kuna cml fala nagadhig allahuma amin sheikh dirir allaw misaankisa xanadaka ugu dar kherkan uu sameyey iyo dhamaan kuwa isku howley in ay bulshada somaliga ku hadla gaarsiyan kheekan .....

K70%
by K####:

Masha allaah waa faa idada ay leedahay tech tan ayaa ka mid ah adigoo dhagesan inta aad shaqada ku jirtid

K70%
by K####:

Jazaka Allahu kheir wa bi kheir.......this is realy wot my soul need it

W70%
by W####:

Waaaw! Masha alah ilaahay ajar ii xasanaad an la koobi karin ilaahow idin sii ya rabbi

K70%
by K####:

Lkn wallo qali offfline inaad noo soo galiso isku day jaska Allah khayir

L70%
by L####:

Jazakallah khayr shiikh dirir Allah hanaga dhigo kuwii ka faa. iideysta inshalah

U70%
by U####:

Waa application fiican mansha Allaah

G70%
by G####:

ALLOW QEER SII INTA KA SHAQEYSAY HELITAN APP KAAN.

K70%
by K####:

Masha alah xaqa alaha ina wada tuso

J70%
by J####:

MashaAllah sh. Dirir tafseer Jazakalaahu kheyr to the creators of this app

O70%
by O####:

Masha Allah Jazzakum Allah Khayr ..Alle waxan ka baryayaa inuu nagu anfaco Adduun iyo Aakhiraba..Aaamiiin

S70%
by S####:

Illahay hakaa abaal mariyo

K70%
by K####:

mash allah allaha ha idinka abaal mariyo wanaaga aad samaysen

K70%
by K####:

Jazaakalahaa wll abuu shujaacana fadlan sooo geli

K70%
by K####:

Ilaah ha naku anfaaco

K70%
by K####:

Jazaakumullaahu khayr

K70%
by K####:

Masha allah jazzakallahu kheyran

K70%
by K####:

MashaAllah.

K70%
by K####:

Jezaakumullah shiikh durir

X70%
by X####:

Masha allah

K70%
by K####:

Allahu akbar

D70%
by D####:

Maasha Allaah

K70%
by K####:

Mashaa Allah

K70%
by K####:

Like

W70%
by W####:

Wow


Share The Word!


Rating Distribution

RATING
4.65
199 users

5

4

3

2

1