SomaliApp - Somali Chat for Android
Thnks abdikafi bro dadaal kaada wacan meeshaa kasii wad dadka soomaaliyeedna dadka adoo kalaa wey u baahan yihiin maadaama caalamkii uu hada technology isku badaly thnks alot
masha alah my bro runti waad ka baxsatay ahmedkafi nin adag aya tahay waxan kuleyahay hambalyo app muhim ah waaye wax badana wanka faaiday marka thnks more alot brother
aad iyo aad ayaan uga helay sxb wad ku mahadsan tahay 100% Howsha aad u heyso dadkaga wana kugu hambalyena hormar kaga All the best ahmedkafi dini we love you my big brother
Wad ku mahadsantihi soo sarida appkan... balase waxan rajeynaya in aad, kanoqoshada iyo chating iyo qolalkabo, aad u diyaarisan sidi mig33 ama nimbuzz,, waayo istcmalka wuu fududaanayaa, dadban ku casumay waxeyna igu dhahen wan fahmi weyne, sidaa darted, iskuday,, samee mudane ADMIN,, waxan jeclaa qolalka ina uyeshan inta qof ee kujirto sida lagu garan karo option siiya cml,, mahadsanidin waxan sugaa waa jawaabtinaa, halka xidig ee iga dhiman markan is badal arko ayan so dhamestiri
Abdikaafi you did a good job, many Somali children will come up because of your product.
wooow maasha allaah wiil somaliyeed oo jecell bulshadiisa inuu uadeego aad ayaan uga helay appkan cusub meeshaada kasiii wad shaqada wanaagsan ee aad bulshadaada uheysid good job Bro
Asc Aad ban ugu farxay runti apps kaan faa,ido weyn ayu uleyahay dhalinta somaliyed asxaabta gacan ka geysatay gushaan iyaguna waa ay mhd san yihin allleh adinku cawiyo wixii samo iyo wanaag ah.
Aad ayaan ugu faraxsanahay inan isticmalo somali app misna sameyay wiil somaliyeed. Waxan kugu bogadinaya hor u socod moyee inuu dib u dhicin app hormar ficana sameya sida watsappka lagana marmo others.
Masha allah waa app aad u muhim waa ku mahadsanatahy bro appka ad samesay Hoosha ha socoto Thanks alot
Marka hore aad ugu fraxsanahy inaa ka qayb qaato Appkan lkn aad buu u'culus yahay(is not fast)
Thanks alll
Runtii barnaamijkan aad iyo aad Ayuu ii qanciyay wuuna ka fiican yahay baraha kale ee lagu xiriiro waxaan soo jeedinayaa in loo sameeyo xayaysiis badan waayo dadka soomalida ah inta badan kama warhayaan
Hamabalyo saaxiib, qof walba afkiisa, dalkiisa iyo dadkiisa waa ku waajib inuu u shaqeeyo. Waad ka soo baxday masuuliyadadii. Alle ajar ha kaasiiyo, qof wal oo soomaali ahna waa looga baahanyey dadaalkan oo kale. MAHADSANID SXB.
If your willing to get investment or to reach the next one million people want to see nice logo , nice design ui,ux , your lucky enough to get 50-100k users
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay walal runtii waa app aad iyo aad,anga oo ku cusub hadane wax badan ayan arkay oo cajabgaliyay,balse waxan jeclaan lahaa in qeybta tv-ga la fudaydiyo. Mahadsanid
inama caadi mahan sxb abdikafi thanks a lot waa kii loo bahnaa aduunka ayaan la qabsanayna hadan nahay somaliwayn
sikastaba ha ahaadee waynu ku khasbanahay in aynu wexeena isticmaalo oo inoo qurux badnaado waanan ku farax sanahay illaa xad
Qabyaaladii aan isku qalanay baa iyo isku dirkii Somali aa ka buxo Somali app Sharcigee kuu baneeyay inaaaa somaliland wadan kadhigto qabyaladayste
Waan idinku dhiiri gelinaynaa, wixii talo ah gadaal baan idiinka soo gudbinaya markan si fiican u dhex galo.
Waxa farxad wayna in la helayo qof soomali ah oo san oo kale u dadaalaya proud of you bro
Awesome App. Thanks ahmedkafi tusaale wanagsan yaad u tahay dadka Somaaliyeed ee waxbatay
Mahadsanid
AAD IYO AAD BUU U FIICAN YHY lkn bro loarding ka badan ka saar insha allah
My first Time to see such wonderful app from Somali Youth love u as Somali bowe
masha allah wad dadaashay you are one step closer to succsed
Thank you bro Ahmed kafi hore usoco mark Zuckerberg Wan Kaso waregaynaa hadad noo balariso barnamijka
Masha allah waan u codeyay runtii wana la dhacay
This app is important in a youthful and another person WHO interest the political
Waxad soo kordhisay wax loo bahnaa wad ku mahad san tahay axmedkaafi,,, ilaahaw Na ilaali
waa app aad uwacan runtiina waa loobaahna fikirkan waxaana leeyahay wallalkay thanks halkaana kasii wad
Sxb waxaad samaysay barnaamij wax badan ku soo kordhiyay, bulshada soomaaliyeed dhiirigalin iyo mudnaan ,mahadcelin baa mudanthy
Thnx in bdn masuul sre si wcn auaad ushaqeysay maskaxdaada saliiimka ah allaah kuu dhooro
mansha allah wa markii iigu horeysay ee aan arko app somali misna afkaga hooyo lagu hadlay saxib ahmedkafi waad mahad santahay hadana dadaalka halkaa kasii wad
Waa arin lagu farxo maad daama aan isticmaleeyno application Ku qoran luqadeena ama AF keena Hooyo walaalaha kashaqeeyay waxaan leyahay dadaalka halkaa kasiiwada
Waa app fudud faiido badan bilasha si fudud na kugu xidhaya dhaman bulsha waynta somaliyeed melkastoy jogan sifudud ku heli kartid lamane ama saxiib aad isku dooq tihiin sifudud ku ogan karto dadka ku dhaw ee somaliyeed isticmala app ka ka dawan kartid dhaman tv somaliyeed ado adeegsanaya app kan ka heli kartid gacansiyada somaliyeed ku dhaw hubaaal waxbadan ayu ka cawinyaa fadlan isticmaal somaliapp
Wllhi aad bn ugu Farxey apps Si wngsn baaana leyskugu hawley sameyntisa iyo Hagajintisaba Runtii.Well Done 5 Stars kana waad u qalantaaan 100%
Thanks a lot dear this application is a good and I like it alla ya xifdak
Runtii barnaamijkan aad iyo aad Ayuu ii qanciyay wuuna ka fiican yahay baraha kale ee lagu xiriiro waxaan soo jeedinayaa in loo sameeyo xayaysiis badan waayo dadka soomalida ah inta badan kama warhayaan
More thanks Kafi for your making this somaliapp
by M####:
Aad ayan ugu farax sanahay inan manta isticmalo App somali ah ilaha mahadas iskaleh waxan kalo umahad celinaya dhalinti kudadashay iney app kan sameyan masha allah wax fican aya samey seen aad aa umahad santihin